DHAGEYSO:Azimio oo soo bandhigtay nidaam casri ah oo kenyaanka ay ku soo gudbiyaan saxiixyada la uruurinaya

0
426

Isbeheysiga Azimio ayaa maanta soo bandhigay nidaam casri ah oo ay doonayaan in kenyaanka ay ku soo gudbiyaan saxiixyada la uruurinaya ee ka dhanka ah dhaqangelinta xeerka maaliyadda ee sanadkan.

Raila Odinga ayaa taageerayaasha mucaaradka iyo dhammaan kenyaanka dareemaya culeysyada nololeed ugu baaqay inay berri si wayn ugu soo baxaan dibadbaxa qorsheysan.