DHAGEYSO:Ardaygii ugu horreeyay imtixaanka KCPE ee dugsiyada Ansaaru Sunna oo helay 396

0
334

Maamulaha guud ee dalladda dugsiyada Ansaaru Sunna ee ismaamulka Nairobi Sheekh Cabdirisaaq Jiir ayaa ka warbixiyay natiijada ay soo hooyeen ardaydii sanadkan sameeyay imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da.

Mid ka mid ah waalidiinta dhalay ardayda Ansaaru Sunna oo dareenkiisa la wadaagay warbaahinta Star ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay natiijada wanaagsan ee ay ardayda soo hooyeen.