Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda hidaha iyo dhaqanka ee dalka Ummi Bashiir oo booqatay ismaamulka Wajeer ayaa ardayda sameynaya imtixaanka fasalka 4-aad ee dugsiyada sare ee KCSE-da ee ka soo jeedo gobolka Waqooyi Bari uga digtay inay isku dayaan wax isdaba marin dhanka imtixaanaadka ah.