DHAGEYSO:Ardayda natiijada wanaagsan ka keenay KCPE ee Dadaab oo dareenkooda warbaahinta Star la wadaagay

0
360

Natiijada imtixaanka qaran ee fasalka siddeedaad ee dugsiga hoose dhexe ee KCPE-da ee shalay la shaaciyay, ayaa xarumaha waxbarashada ee dhibcaha wanaagsan keenay waxaa ka mid ah, kuwa ku yaalla xeryaha qaxootiga ee Dadaab.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab kasoo diray