DHAGEYSO:Ardayda Gobolka Waqooyi Bari oo loogu baaqay inaysan gubin dugsiyada

0
434

Xoghayaha ururka macalimiinta laanta Garisaa Abdirsaq Xusen ayaa ardayda wax ka barta dugsiyada ku yaala gobolka Waqoyi Bari ugu baaqay inay ka fogaadaan falalka la xiriira iskolada la gubaaya.
Waxaa uu xusay in dugsiyada la gubaaya ay saamayn ku yelanaysa waxbarahsda.