DHAGEYSO:Ardayda deegaanka Fafi oo laga bixinaya qarashaadka dugsiyada sare

0
241

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Fafi ee ismaamulka Garissa Saalax Yaaquub ayaa sheegay in ardayda dugsiyada sare dhigta ee deegaankaasi aan wax qarashaad ah laga qaadi doonin