DHAGEYSO:Arday qalinjabiyay oo shahaadooyin lagu siiyay Dhagaxleey

0
275

Waxaa xerada qaxootiga ee Dhagaxleey lagu qabtay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay 36 ardAy oo dhamaysay barashada qur’aanka kariimka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.