DHAGEYSO:Arday joogta xeryaha Dadaab oo deeq waxbarasho ka helay jaamacad ku taalla UK oo shahaadooyin la guddonsiiyay

0
261

Arday joogta xeryaha qaxootiga oo deeq waxbarasho ka helay Jaamacad ku taalla wadanka Ingiriiska ayaa shahaadooyin lagu guddonsiiyay deegaanka Dadaab.
Qaar ka mid ah ardayda qalin jabisay ayaa waarbahinta Star uga warramay dareenkooda.

Barnaamijkan ardayda wax lagu barayo oo lacag la’aan ah ayaa waxaa hirgeliyay Cabdi Aadan Khaliif oo loo yaqaano (Dhagajuun) kaas oo horay ugu noolaan jiray xeryaha qaxootiga balse deganaansho ka helay wadanka Ingiriiska.
Cabdi ayaa inooga warramay mashruucan ay dhallinta xeryaha kubarayaan tacliinta sare