Wararka Kenya DHAGEYSO:Arday dhameeysay fasalka 6-aad ee machadka Al-Rashaad ee Rhamu oo shahaadooyin la siiyay By star - August 11, 2023 0 178 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa magaalada Rhamu ee ismaamulka Mandera lagu qabtay xaflad shahaadooyin lagu guddoon siinayay arday dhameeyay fasalka 6-aad ee markaska Al-Rashaad ee ku yaalla magaaladaasi. Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/08/Cabdiqafaar-Mandera.mp3