DHAGEYSO:Arday bartay culuunta islaamka oo shahaadooyin lagu siiyay IFO

0
128

Waxaa xerada qaxootiga ee IFO lagu qabtay xaflad shahaadooyin iyo abaal marino lagu siinayay ardey dhamaysay machad ku yaalla xerada oo ay ka barteen cilmiga islaamka qeybihiisa kala duwan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray.