DHAGEYSO:Arday bartay culuunta Islaamka oo ku qalinjabiyay Xagardheer

0
341

Waxaa xerada qaxootiga ee Xagardheer xaflad sagootin ah loogu qabtay arday baratay cilmiga diinta Islaamka qeybihiisa kala duwan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya.