DHAGEYSO:Arday baratay quraanka oo shahaadooyin lagu siiyay Hameey

0
392

Waxaa magaalada Hameey oo ka tirsan deegaan baarlamaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa shahaadooyin lagu guddoonsiiyay arday baratay quraanka kariimka sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xuseen.