DHAGEYSO:Aqoonyahaan dhaliilay falsafadda dhaqaale ee dowladda

0
198

Prof. Fred Ogola oo ka mid ah aqoonyahaannada dalka ayaa dhaliilay qorshaha dowladda ee ah in kobcinta dhaqaalaha laga soo billaabo meel hoose.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in falsafaddan aynan ahayn mid qaranka horumar u horseedaysa.
Waxaa uu arrin laga xumaado ku tilmaamay in dowladda dhexe ay miisaaniyad badan u qoondeysay maareynta howlaheeda marka loo barbardhigo mashaariicda horumarineed.