DHAGEYSO:Amar la xiriira COVID-19 oo Arbacada ka dhaqan galaya Mandera

0
274

Wasiirka caafimaadka ee ismaamulka Mandera Dr.Maxamuud Aadan oo faahfaahin ka bixiyay xaaladda cudur sidaha corona ee dowlad deegaankaasi iyo halka ay maraysa bixinta tallaalka ka dhanka ah ayaa sheegay in laga billaabo Arbacada soo socoto uunan Mandera ka safri karin qof aanan qaadan dawooyinka tallaalka.