Wararka Kenya DHAGEYSO:Adeegga korontada oo la gaarsiiyay magaalada Buna ee Wajeer By star - July 7, 2023 0 269 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa adeegga korontada la gaarsiiyay magaalada Buna oo ka tirsan deegaan baarlamaneedka Waqooyiga Wajeer. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa warbixintan noo soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/07/Korontada-Buna-Mucaawiye.mp3