DHAGEYSO:Adeeg caafimaad oo si lacag la’aan ah looga bixiyay Mombasa

0
151

Isbitaal ku yaalla magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa bulshada u fidiyay adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah oo ay dad badan baahi u qabeen.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.