DHAGEYSO:Abwaan caan ka ah xeryaha qaxootiga ee Dadaab oo nolol meelmeedkiisa ka soo saaro gaari gacanle

0
381

Abwaan Soomaaliyeed oo caan ka ah gudaha xeryaha qaxootiga ee Dadaab aadna lo xiiseeyo murtidiisa ayaa bulshada ku dhiirigeliya inay shaqeystaan.
Waxaa uu isaga xitaa ku shaqeysta gaari gacan, waana xamaali aan ka faanin qabashada shaqooyinka dadka qaar ay is kala wayn yihiin.
Maxamad Baaruud Xuseen oo la kulmay, ayaa warbixintan ka diyaariyay