Wasiirka wasaaradda difaaca ee dalka Aadan Barre Ducaale oo ka qayb galay xaflad loo qabtay arday ka qalinjabisay madarasada Towfiiq ee ku taalla magaalada Garissa ayaa waalidiinta ugu baaqay in ubadkooda ay mas’uuliyad iska saaraan si ay wax u bartaan.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa faahfaahinaya