DHAGEYSO:Aadan Barre Ducaale oo ku baaqay in laga fiirsado cidda loo dooranaya hoggaanka

0
313

Mudanaha kursi baarlamaneedka Garissa Township ayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka waqooyi bari ku boorriyay inay aad uga fiirsadaan shakhsiga ay codkooda ku taageerayaan xilliga doorashada guud.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan faahfaahinaya