Wararka Kenya DHAGEYSO:Aadan Barre Ducaale oo baaq u diray Raila Odinga By star - April 2, 2023 0 218 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasiirka wasaaradda difaaca ee dalka Aadan Barre Ducaale ayaa ugu baaqay madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga in dibadbaxyadiisa uusan ku qabanin xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/04/raila.mp3