DHAGEYSO:Aabo la il-daran xanuunka Kansarka oo bulshada caawimaad ka codsaday

0
205

Waxaa laga dayrinayaa xaaladda caafimaad ee Cabdi Dhaqane oo 60 sano jir ah, islamarkaana aan carruur dhalin.
Cabdi ayaa muddo lix bilood la xanuunsan cudurka Kansarka.
Dhibbanaha ayaa ku nool xerada qaxootiga ee Xagardheer ee deegaanka Dadaab.
Bulshada ayuu ka codsaday inay soo caawiyaan.

Si loo caawiyo aabaha xanuunsan, waxaa lagala xiriiri karaa nambarka ah 0759302977