DHAGEYSO:900 oo milyan oo cunno loogu iibinaya dadka ku nool meelaha ugu daran marka la eego saameynta abaarta

0
412

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua oo talefishinka maxalliga ee Citizen wareysi gaar ah ku siiyay ismaamulka Nyeri ayaa ka hadlay dhanka abaarta, waxaa uu sheegay in dowladda ay lacag dhan 900 oo milyan oo shilin u qoondeysay in cunno lagu iibiyo si toddobaadkan loo gaarsiiyo dadka ku nool meelaha ugu daran marka la eego saameynta abaarta.