DHAGEYSO:75 arday oo ka qalinjabiyay machadka lagu barto luuqadaha ee Wajeer

0
191

Waxaa xaflad qalinjabin ah loo qabtay 75 arday oo dhameeyay machadka lagu barto luuqadaha ee Al-Furqaan oo ku yaalla magaalada Wajeer.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray.