Waxaa ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta lagu qabtay munaasabad lagu dhaarinayay culimo gaaraya 70 oo hoos tagaya xafiiska qaadiga guud ee dalka kuwaasoo qaabilsan diiwaangelinta guurka oo uu u soo idlaaday tababar qaatay afar cishe.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya