Wararka Kenya DHAGEYSO:5 milyan oo beeraleey ah oo laga billaabo maanta bacrimin ka iibsan doonaan bakhaarrada NCPB By star - February 6, 2023 0 289 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in ilaa 5 milyan oo beeraleey ah laga billaabo maanta ay bacrimin ka iibsan doonaan bakhaarrada guddiga keydiya dalagga ee NCPB iyo meelo kale oo la asteeyay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/02/Ruto-4.mp3