DHAGEYSO:300 oo qof oo guryahooda isaga cararay ismaamulka Samburu

0
384

In ka badan 300 oo qof oo ku nool tuulada Nolker ee galbeedka ismaamulka Samburu ayaa isaga cararay guryahooda iyagoo ka cabsi qaba in ay soo weerarraan burcadda gaysata dilalka iyo dhaca xoolaha.
Dadka deegaanka ayay dantu ku qasabtay inay hoy u raadsadaan deegaannada kale ay xasiloonida ka jirta ee ismaamulkaasi.
Xaaladda jirta ayaa sidoo kale keentay in carruurta aysan awoodin inay aadaan xarumaha waxbarashada.
Qaar ka mid ah dadka guryahooda ka barakacay ayaa warbaahinta la hadlay.