DHAGEYSO:250 ka mid ah naafada Mandera oo qalab loo qaybiyay

0
349

Waxaa lagu soo warramayaa in 250 qof oo ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ismaamulka Mandera ay ka faa’iidaysteen qalab ka caawinayo socodka iyo sidoo kale kor u qaadista noloshooda.
Wasiirka wasaaradda arrimaha bulshada iyo jinsiyadda ee dowlad deegaanka Mandera Sumaya Nuur ayaa sheegtay inay wanaajin doonaan nolosha dadka naafada ah.