DHAGEYSO:244 arday oo u badan gabdho oo ka qalinjebiyay machadka Samtec xaruntiisa degmada Beledxaawo

0
569

Machadka farsamada gacanta Samtec xaruntiisa degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo Soomaaliya ayaa ka qalin jabiyeen in ka badan 244 arday oo u badan gabdho.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari