Wararka Kenya DHAGEYSO:2 haween oo lagu xiray Mandera By star - February 20, 2023 0 205 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Labo haween ah ayaa la xiray ka dib markii lagu eedeyay inay iibinayeen raashin loogu talagalay ardayda oo uu dhawaan bixiyay barasaabka ismaamulka Mandera. Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/02/Cabdiqafaar-Mandera-6.mp3