Waxaa lagu soo warramayaa in 10 dugsi oo ku yaalla bariga iyo waqooyiga ismaamulka Baringa la xiray.
Tani ayaa kusoo aadeyso ka dib markii halkaasi ay kusoo bateen dhaca xoolaha iyo hanti la burburiyay.
Qaar ka mid ah wakiillada laga soo doortay deegaanada hoose ee ismaamulka Baringo iyo shacabka ku nool goobaha laga gaystay dhaca xoolaha ayaa dowladda ka codsaday inay arrinkan wax ka qabato.