DHAGEYSO: Saameyn ka dhalatay daadad ku dhuftay Mandera

0
283

Waxaa magaalada Mandera laga dareemaya saameynta daadad ka dhashay roobab culus oo 24-kii saacadood ee la soo dhaafay halkaasi ka da’ay.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan dhameystiraya.

Dhanka kale barasaabka ismaamulka Mandera Maxamad Aadan Khaliif oo booqday xaafadaha uu saameeyay daadka ayaa tilmaamay in maamulkiisa uu guddi u saari doono qiimeynta khasaaraha ka dhashay fatahaadaha iyo tirada qoysaska ay sameynta ka soo gaartay si dowladda hoose ee Mandera iyo hay’adaha samafalka ay qoysaskan u caawiyaan.