DHAGEYSO: Naafada Garissa oo raashiin loo qaybiyey

0
174

Waxaa deeq raashiin ah loo qaybiyay dadka uunan lixaadka u dhameystirnayn ee ku nool magaalada Garissa.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray.