DHAGEYSO: Madaxweynaha dalka oo digniin adag u direy mucaaradka

0
374

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay inuu adeegsan doono awoodiisa dowladnimo si uu u joojiyo dibadbaxyada ay qorsheeyeen mucaaradka.
Waxaa uuna sheegay inuu ka hortagi doono rabshado inay isku badalaan dibadbaxyada uu iclaamiyay hogaamiyaha isbahaysiga Azimio Raila Odinga ee 2 bisha May.