DHAGEYSO: Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida oo ka hadlay xeerka xakameynta hubka caasimadda

0
915

Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa faahfaahin ka bixiyay noocyada hubka culus ee aan lagu dhex isticmaali karin gudaha magaala madaxda Soomaaliya ee Muqdisho.