Waxaa xalay magaalada Mariakani ee gobolka Xeebta lagu dilay mid ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mascuud Muuse Xaaji Axmad.
Sida uu dilkan u dhacay waxaa warbaahinta Star uga warramay Muxumad Xaaji Axmad oo ka mid ah ehellada Mascuud oo aan khadka taleefoonka kula xiriiray.