DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan barnaamijka nafaqada carruurta ee Garissa

0
313

Dowladda hoose ee ismaamulka Garissa oo kaashanaysa hay’adda TDH ayaa daahfurtay barnaamij lagu xoojinaya nafaqada carruurta waxaana arrinkan warbaahinta Star faahfaahin ka siiyey ku xigeenka madaxa nafaqeynta carruurta ee dowlad deegaanka Garissa Cabdi Sheekh Maxamad oo howlahan ka shaqeynayay ku dhawaad 25 sano.
Sidoo kale waxaa uu beeniyay in la iibsado waxyaabaha nafaqada ah ee loogu tala galay carruurta.