Dowladda hoose ee ismaamulka Mandera ayaa shacabka u soo bandhigtay qorshaha miisaaniyad sanadeedka 2023-2024-ka iyadoo dadweynaha ay dhaliilayaan dib u dhaca arrintan ku yimid.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO: Dowladda ismaamulka Mandera oo soo bandhigtay miisaaniyad sanadeedka 2023-2024




