DHAGEYSO: Barasaabka Wajeer iyo dhiggiisa Garissa oo bogaadiyay horumarka dowlad deegaanka Soomaalida

0
526

Guddoomiyaha ismaamulka Wajeer Axmad Cabdullahi, dhiggiisa Garissa Nathiif Jaamac iyo Faadumo Geeddi oo ka mid ah saraakiisha sare ee guddiga qoondeynta miisaaniyadda ee CRA oo ka qayb galay munaasabad lagu xusayay sanadguuradii 32-aad ee ka soo wareegatay aasaaska dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa bogaadiyay horumarka dhinacyada kala duwan ah ee halkaasi laga sameeyay.