DHEGEYSO: Shacabka Tarbaj oo cabasho xoogan ka muujinaya dhismaha waddada isku xirta Wajeer iyo Tarbaj

0
716

Dadweynaha aya sheegaya in ballanqaadyo ay ka mid yihin ceel-biyood, isbitaal iyo shaqo-abuur aan la fulin.