DHAGAYSO: Geeddisocod la doonaya in dastuurka lagu beddelo oo billowday

0
49

Dhaqdhaqaa la magac baxay Free Kenya Movement ayaa billaabay geeddisocod uu shacabka uga uruurinaya ilaa hal milyan oo saxiixyo ah.
Waxaa arrintan lagu doonaya in dastuurka wax looga beddelo si kenyaanka ay door wayn ugu lahaadaan go’aannada la xiriira horumarka dalka.
Nicholas Oyoo oo dhaqdhaqaaqan hoggaaminaya ayaa sheegay in ay doonayaan in canshuurta laga yareeyo kenyaanka.
Oyoo iyo qaar ka mid ah shacabka oo warbaahinta la wadaagay dareenkooda ku aaddan qorshahan ayaa yidhi.