Wararka Kenya DHAGAYSO: Beeralayda Kiambu oo laga taageray wax soo saarka beeraha By star - December 13, 2025 0 118 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dowladda ismaamulka Kiambu ayaa bilaawday qaybinta wax soo saarka beeraleyda. Beeralaydu waxay heleen abuurka galleyda, digirta, iyo bacriminta la xaqiijiyay. Waxaa ayna kaga mahadceliyeen baarsaabka ismaamulka Kiambu Wamatangi. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/12/Kiambu-1.mp3