DHAGAYSO: Barasaabka Nyeri oo ka hadlay deymaha SHA

0
15

Guddoomiyaha ismaamulka Nyeri Mutahi Kahiga ayaa sheegay in isbitaallada ku yaalla dowlad deegaannada ay halis ugu jiraan in ay soo wajahdo daawo la’aan.
Waxaa uu tani u aaneeyay in deynta lacageed ee ay xarumahan caafimaad ku leeyihiin maamulka caymiska caafimaadka bulshada ee SHA ay tahay ilaa 500 oo milyan oo shilin.