Waxaa abaare 3-dii habeenimo ee xalay xerada qaxootiga ee Dhagaxleey ee deegaanka Dadaab ismaamulka Garissa lagu dilay nin ganacsade ahaa.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in sidoo kale la dhaawacay qaar ka mid ah xubnaha qoyskiisa.
Guddoomiyaha guddiga nabadgalyada ee Dadaab Cismaan Cabdi Ibraahim ayaa warbaahinta Star dhacdadan faahfaahin ka siiyay