Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ka jawaabay dhaliil uu jeediyay madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka oo su’aal geliyay halka laga keenay lacago dheeraad ah oo la siiyay beeralayada soo saara qasabka ee Mumias oo ka tirsan ismaamulka Kakamega.
Mr. Musyoka ayaa sheegay in lacagtaasi aan miisaaniyad ahaan la qoondeyn.
Hasa ahaate , hoggaamiyaha qaranka oo arrintan ka jawaabaya ayaa yiri.
Home Wararka Kenya DHABEYSO: Madaxweynaha dalka kenya oo ka hadlay lacago la siiyay beeralayda sokorta...