Caalamka Dalal uu Imaaraatka ka mid yahay oo doonaya in la yareeyo heerkulka caalamka By star - February 13, 2024 0 209 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waddamo ay ka mid yihiin dowladda isu tagga imaaraatka carabta ee ee UAE-da , Azerbaijan iyo Brazil ayaa u ololeynaya in la yareeyo heerkulka caalamka. Waxay ku baaqayaan in laga shaqeeyo in heerkulka dunida uunan ka badan 1.5 degrees Celsius.