Dakhliga Nairobi oo kordhay

0
309

Barasaabka ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja ayaa sheegay in intii u dhexeysay bilihii koowaad ilaa saddexaad ee sanadkan caasimadda wadanka uu soo galay dakhli ka badan sanadkii hore.
Dhaqaalaha ay muddadan gudaheeda ka soo xareeyeen uruurinta canshuuraha ayuu Sakaja ku sheegay 4.5 bilyan marka loo barbardhigo sanadkii 2022-kii oo ay lacagtan ahayd 3.8 bilyan oo shilin.
Waxaa uu intaasi ku daray inay bilooyinka soo socdo rajeynayaan inuu sii kordho dakhliga billaha ah ee ay helaan.