Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha diinta ee ismaamulka Mombasa ayaa ka soo horjeedsaday hindise sharciyeed cusub oo ay dowladda soo bandhigtay kaasoo dhaliyay murran.
Hindise sharciyeedka cusub ayaa lagu doonaayay in lagu maareeyo goobaha cibaada iyadoo hoggaamiyeyaasha ay sheegeen inaysan u baahneen maareyn dhanka dowladda ah markii ay fulinayaan wajibaadkooda diiniga ah.




