Dagaalka ka taagan gobalka waqooyi ee Tigray oo xoogsaday

0
613

Dagaalka gobalka waqooyi ee Tigray ayaa xoogeystay iyadoo furinta
dagalka ay ku soo biiren ciidamada gaarka ah ee dowlad deegaanka Soomaalida.
Siyaad Bashuuc Saney ayaa faahfaahinta qodobkan ka soo diray magaalada Jigjiga