Dagaal xooggan oo ka socda meel dhowr kiilomitir u jirta Tukarraq

0
307

Ilo wareedyo ay warbaahinta heleyso ayaa tibaaxaya in ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland oo ka baxay magaalada Tukaraq oo ay saldhig ku lahaayeen, dhexda loo galay sidaa darteedna uu hadda halkaasi ka socdo dagaal xooggan.
Ciidamada ayaa la sheegay in meel dhowr kiilomitir u jirta Tukaraq loo galay.
Wararka ka soo kordha halkan ayaan idin kula socodsiin doonaa.