Wararka ina soo gaaraya ayaa sheegay in Dagaal xoogan oo dhulka ah uu ka socdo bartamaha Khan Younis ee Qaza , iyadoo Falastiiniyiintu ay sanadka cusub ugu bilaabmatay inay gabaad ka raadsadaan duqeymaha Israel.
Dhanka kale Israa’iil ayaa sheegtay in ay ciidamadeeda kala baxayso duulaanka ay ku hayso dhulka Gaza si ay ciidamadu u helaan xoog ay ku dagaalamaan mustaqbalka dambe.